isir ay wadaagaan

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Isrogrogga: (-rro ..., m.dh)

Macnaha:

  1. (xis.) Tirada isir ahaan ay u wadaagaan laba ama dhowr tiro, tusaale ahaan 4 iyo 6 waa isirrada ay wadagan 24 iyo 36 (eeg qaybshaha ay wadaagaan).